SHEEKH AADAN-SIIRO OO KA HADLAY MASIIBADII KA DHACDAY SUUQA WAAHEEN + TALOOYINA UU USOO JEEDIYAY XUKUUMADA BIIXI & MAAYARKA CAASIMADA.

Hargeysa (GNN)- Sheekh Aadan xaaji Maxamuud xiiray (sheekh Aadansiira) oo kamid ah Culima’udiinka waaweyn ee Somaliland oo haatan xaalad Caafimaad u Jooga dalka Hindiya ayaa siweyn uga hadlay Masiibadii ku habsatay Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargaysa, isagoo sheekhu ka Tacsiyadeeyay dadkii ku Caydhoobay halkaasi, waxa kale oo uu Talooyin muhiim ah usoo jeediyay Xuuumadda Madaxweyne Biixi Iyo Maayarka Caasimmadda JSL Cabdikariim Axmed Mooge, Faah Faaahinta warkaasi halkan hoose ka Daawo.