“Culays Badan baa Na Saaran iyo In Doorashooyinkii la dedajiyo oo maalin walba shaqadooda la qabto” – Madaxweyne Biixi

“Culays Badan baa Na Saaran iyo In Doorashooyinkii la dedajiyo oo maalin walba shaqadooda la qabto” – Madaxweyne Biixi oo ka hadlay xubno ka tirsan Guddiga Diiwaangelinta ururrada siyaasadda oo maanta la dhaariyey.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka madaxweynaha iyo dhaarinta xubnahan