Maxay Iska Shabahaan Madaxweyne Biixi Iyo Ismail Omar Geele?…W/Q:-Qalinkii Aqoonyahan Cabdirasaaq Askar.

Maxay Iska Shabahaan Madaxweyne Biixi Iyo Ismail Omar Geele?

1.Waa isku cimri 74 years

2.Waa isku Mihnad ( Askarnimo)

3.waa isku Jinziyad(hal passport)

4. Boobka doorashoyinka iyo tirtirida nidamka asxaabta ku dhisan.

5. Cabudhinta Saxaafada

6. Cabudhinta xoriyatul qawlka

7. Kaligii talisnimo…..

8. Hantida…waxay ku jiraan 10 qof ee ugu hantida badan dalalka ay xukumaan

9. Eexaysiga mansabyada qaranka: 5 mansab ee ugu mudan xukuumada Biixi waa Beesha dhexe …sido kale maamulka Geelana waa CIISE

10…Dhaqaale xumo ay ka Siman yihiin labada bulsho ee Sland iyo Djibouti

LA SOCO QODOBO KALE OO IDINKA QARSOONAA!!!

Qalinkii Aqoonyahan Cabdirasaaq Askar.