Hargeisa(GNN):-“Urursiyaasadeedka Kaah Waxaa saldhig u ah wadatashi ku dhisan dimuquraadiyad.
Halkan hoose ka daawo nuxurka khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu siyaasiga Maxamuud xaashi cabdi ka jeediyey madashii uu kagaga dhawaaqay ururka cusub ee Kaah.