Halkan Ka Daawo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Taabanaysa oo Jeediyey Siyaasi Maxamuud Xaashi.

Hargeisa(GNN):-“Urursiyaasadeedka Kaah Waxaa saldhig u ah wadatashi ku dhisan dimuquraadiyad.

Halkan hoose ka daawo nuxurka khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu siyaasiga Maxamuud xaashi cabdi ka jeediyey madashii uu kagaga dhawaaqay ururka cusub ee Kaah.