“Mar Haddaad Na Walaaqeysaan, Marka Kalena Waa Inaad Na Dejisaan” ~ Guddoomiye Guurtida Somaliland

“Mar Haddaad Na Walaaqeysaan, Marka Kalena Waa Inaad Na Dejisaan” ~ Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo Farriin Maldahan u diray Axsaabta Siyaasadda.

Muuqaalka Hoose Kaga Bogo Hadalka Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo maanta kulan isugu keenay Axsaabta mucaaradka iyo madaxweynaha Somaliland.