Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Cali Mareexaan iyo Guddoomiye Xirsi?

Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Cali Mareexaan iyo Guddoomiye Xirsi oo ku kulmay madal casuumad loogu sameeyey madaxweynihii saddexaad ee Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin oo dhawaan dalka ku soo laabtay.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose Erayo Xambaarsan weerar mucaaradaysan iyo weerar-celin xukuumadeysan oo dhexmaray labada masuul oo Isku Deegaan ka soo jeeda.