Urur Siyaasadeedka Halgan Oo Shir Ku Qabsaday Magaalada Hargaysa,Kuna Doortay Hogaanka Ururka

Hargeisa(GNN):-Urur siyaasadeedka Halgan Ayaa Ku Shirku Qabsaday Magaalada Hargaysa Kaasi oo ay kazoo qaybgaleen Xubnaha Ururka dhalinyaro, haween iyo Aqoonyahan.

Shirkan Ujeedadiisu ahayd sidii xubnaha urur siyaasadeedka Halgan uga arintan lahaa arimaha siyaasadeed ee horyaala ayaa lagu doortay xubnaha hogaamin doono urur siyaasadeedka Halgan

Gudoomiyaha Ururka Halgan Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)

Gudoomiye kuxigeenka Ururka Halganka Maxamed Cabdiraxmaan Daarood.

Xoghayaha Guuud ee Ururka Iid Maxamed Saleebaan.