Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Kashifay Xog Ku Saabsan Xudunka Khilaafka Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (GNN)- Xildhibaan Abubakar Siciid Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee la soo doortay Gobolka Awdal Oo maanta Saxaafadda Kula Hadlay Hargeysa, ayaa Bixiyey Xog Ku Saabsan Xudunka Khilaafka Golaha Wakiillada Somaliland.

Muuqaalka Hoose Ka daawo Xildhibaanka oo arrimo Badan Ka hadlay