Hargeysa (GNN)-Garyaqaan mubaarik Aar oo kamid ah Aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadlay Arrimaha sharci ee dhinaca Doorashooyinka ayaa Farta ku fiiqay Muranka Siyaasadeed ee udhexeeya Xukuumada Madaxweyne Biixi & Xisbiyada Mucaaradka JSL.
Geesta kale Garyaqaanka ayaa tilmaamay cida tanaasulka iyo wada hadalka diidan, isaga oo dhanka kalena sheegay in Madaxwaynuhu Mucaaridka kaga adkaaday awooda uu gacanta ku hayo, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.