Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley, waxaanay badhtamaha magaalada kula sheekaysteen wax-garad iyo dadweyne ku sugan goobaha laga shaaheeyo ee faras-magaalaha Gabiley.
KA dAAWO MUUQAALKA HOOSE
https://youtu.be/Ljf13FkRTsM