“Reer Maroodijeex Iyagoon Waxba Isdhaamin ayaa Loo kala Warramaa” ~ Degmo Nolosha Dadka Hargeysa ku xidhan tahay iyo Caasimadda Oo La Kala Xadeeyey
Ka Daawo Muuqaalka Hoose Hadallada laga jeediyey madasha dhegax-dhigga Madaha Hargeysa iyo Daarasalaam oo Dhinaca Woqooyi kaga beegan caasimadda.