“Taariikhda Ayaa Qoraysa Qof Walba Waxa uu u Qabto Somaliland” – Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil

“Taariikhda ayaa qoraysa qof walba waxa uu u qabto Qaranka Somaliland” – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo maanta hadal ka jeediyey kulan dhexmaray wasaaradda Waxbarashada iyo Dowladaha Hoose ee dalka oo Kafaalo qaaday Dugsiyada dalka

https://youtu.be/IECtVjoKP9M