Haayada Amoud Foundation ayaa deeq raashina gaadhsiisay 400 qoys oo kunool Degmada Gabiley.