Wasaaradda waxbarashada JSL ayaa gadiid kala wareegtay Hay’adda Jarmalka ah ee GIZ.