Somaliland: Guddi-beeleed Khilaaf Abuuray Oo Go’aamo Soo Saaray

Guddiga Samatalis ee Beelaha Garxejis oo dhawaan la Doortay, ayaa maanta soo saaray go’aamo la xidhiidha ujeeddada iyo masuuliyadda loo sameeyey.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose Guddigan oo Doorashadoodu abuurtay muran kaddib markii la sheegay inay guddigani beddelayso Guddigii Hore ee Beelaha Garxejis oo lagu eedeeyey inay yihiin Guddi ka tirsan Xisbiga Waddani.