Nuxurka Dacwad Xafiiska Xeer Ilaalintu Ku Furay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jsl iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyey Warqada Maxkamada Sare.

Hargeisa(GNN):-Maxkamada Sare ee dastuuriga ee Qaranka Somaliland Ayaa Maanta soosaartay nuxurka warqad dacwad dastuuri ah oo ay xafiiska xeer ilaalinta qaranka somaliland u gudbiyeen maxkamada sare iyo Golaha Wakiilada Somaliland Qoraalka Maxkamada oo ahaa jawaab laga sugayo gudoomiye C,risaaq Khaliif Axmed oo Mudooyinkii u danbeeyey ku sugnaa magaalada laascaanood hore u sheegay inuu la mawqif yahay gudidii lagaga dhawaaaqay Magaalada Laascaanood markii ay ka bilaabmeen rabshaduhu ayaa sheeg in aaney waxba ka jirin Qoraalka kasoo Baxay Maxkamada Sare.

Qoraalka Maxkamada Sare ayaa u Dhignaa Sidan.

Jawaabta C,risaaq Khaliif ayaa iyaduna u dhignayd Sidan Hoos Ku Qoran.