Xukuumadda Somaliland oo Mar Kale Fashilisay Shirqool Muqdisho Looga Soo Maleegay Waddamo ay Saaxiibbo dhow Yihiin

Hargeysa (GNN)- Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale ka hortagtay Shirqool maamulka Muqdisho u maleegay Shirkadaha diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Emirates oo labadaba laga leeyahay waddamada Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta oo xidhiidho dublomasiyeed iyo ganacsi la leh Somaliland.

Hay’adda Duulista iyo Madaarrada ee Somaliland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay Salaasadii shalay kaga warbixisay hawl-gal ay ku kala badbaadisay Diyaaradaha Ethiopian Airlines iyo Emirates oo ku sigtay inay isku dhacaan xilli ay dul-marayeen hawada Somaliland 24-kii bishan March.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA AKRISO SOMALILAND POST 

 

Gabiley News/Hargeysa