Wasaaradda Beeraha JSL & Safaaradda Taiwan Oo Soo Bandhigay Midho-dhalka Mashruuc Lagu Tijaabiyey Wax Soo-saarka Khudaarta.

Wasaaradda Beeraha JSL & Safaaradda Taiwan Oo Soo Bandhigay Midho-dhalka Mashruuc Lagu Tijaabiyey Wax Soo-saarka Khudaarta.

Munaasibadda Bandhigga oo ka dhacday deegaanka Agamsaha ee degmada Arabsiyo waxa ka Qayb-galay Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Maxamed Habanne.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.