Wasiirka Waxbaraashadda Somalilan Ayaa Soo Saaray Qoraalkan

“Siyaasada waxbarashada qaranka (National education policy)
ayaa kamida waxyaabaha noo hir-galay Boqolka Casho ee xukuumada waxqabad iyo wadajir” Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Prof Ismaaciil Ducaale (Cadhoome)