“๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค ๐๐๐๐ก๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ช๐จ๐ ๐ ๐ผ๐๐จ-๐๐๐จ๐ ๐ ๐ฟ๐๐ฌ๐ก๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐จ๐ค๐ข๐๐ก๐๐๐ ๐๐ฉ๐๐๐ค๐ฅ๐๐ ๐ผ๐ผ ๐๐ ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ป๐ฎ๐๐ฑ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ”
Wafti balaadhan oo isugu jira Wasiiro Iyo Xildhibaanada Labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida JSL ayaanu kala qayb-galnay
Xuska Sanad-guurada 32-aad ee ka soo Wareegtay Aas-aaska Dawlad deegaanka Soomalida oo si Meeqaam SARE leh loogu Xusay Magaalada Jigjiga.
Waxaan uga Mahad Celinayaa Madaxweynaha Mustafe iyo Dawladiisu Sida Wanaagsan ee ay noo soo dhaweeyeen naguna qaabileen”.
Wasiir ku Xigeenka รuulista Hawadda iyo Madaaradda Somaliland Yusuf Kayse Guuxaa