Deg Deg Wasaarada Beeraha Somaliland Oo Maanta Madnuucday In Dalka La Soo Galiyo Siidhadhka Geesta Kalena Wasaarada Ayaa Maanta Haramaysay Mashruuca Banka Wajaale

Gbiley(GNN)Banka Wajaale  Iyado Wasaarada Beeruhu Ka Duualsa In Bulshada Somaliland Ay Hesho Cunto Ku Filan Si Looga Maarmo Cuntiiyinka Inooga Yimaad Dalalka Shisheeye, Wasaarada Beeraha Somalialnd Ayaa Sido Kale Soo Saartay GoA,aan  Adag Oo Ay Ku Madnuucday Siidhka Inooga Yimaad Dalalka Kale Iyado Muiimhada Koobaad Siiansa In Awooda La Saaro Isticmaalka  Siidhka Dalka ,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET