Qardho (GNN):- Jabhada Taliye Caare ayaa waxaa ay gacanta ku soo dhigtey gacan ku dhiigle dhawaan magaalada Ceel Afweyn ku dilay Haweenay .
Taliye Caareiyo xubno Caaqilo beeshiisa ah ayaa waxaa ay gacan ku dhiigligii ku wareejiyey Boqorka Beesha Maxamuud Saleeban ( Majeerteen ) iyo dawlada Puntland si ay ugu gacan galiyaan ehelka Cidii uu haweenayda ka dilay,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
GABILEY.NET