Hargeysa (GNN):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu qaadacay shirkii xisbiyada Somaliland uga socday magalada Hargeysa kaas oo uu sheegay xisbigu in aaney wax Natiijo ahi ka soo bixin isla markaana xisbiga Kulmiye aanu marna ba diyaar u aheyn wax tanaasul ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/oDw6DzF4iDg
GABILEY.NET