Xisbiga Waddani Oo U Hanjabey Siyaasi Duur ..” Talaabo Ayaanu Ka Qaadi Doonaa Xisbiga Waddani-na Kama Tirsana ..” + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu hanjabaad u diray siyaasi Duur waxaana ay sheegen in Duur aanu xisbiga ka mid aheyn balse uu yahay siyaasi u shaqo tagay xukuumada Madaxweyne Biixi Gudoomiyaha Anshaxa ee xisbiga Waddani Siyaasi Cali Cantar waxaa uu cadeeyey in dhawaan xisbiga Waddani uu talaabo ka qaadi doono Duur

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/7EmBPVdjhwQ

GABILEY.NET