Hargeisa(GNN):-Waxaa Maanta Magaalada hargeisa shir jaraa’id ku qabtay beesha uu kasoo jeedo qoyska leh dhulka laga dhisayo madaxtooyada cusub ee somaliland mujaahid maxamed xassan dalab oo leh dhulkan soo bandhigay sharciyada iyo xukunada hore loogu ansixiyey dhulkan ayaa waxay si kulul fariin ugu direen xukuumada somaliland iyagoo sheegay in madaxweynuhu awood kagaga qaadayo dhulkooda.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.