Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga UCID Oo Wareysi siiyey Telefishanka BBCSOMALI ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey ujeedka wafti ka socda xisbiga Kulmiye iyo UCID ay u tageen magaalada Nairobi Faysal ayaa sheegay in dalalka beesha caalamka ay ka saxayaan arimo khaldan oo uu sheegay in uu gudoomiye Ciro hore ugu sheegay.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/ahYsxdOvot0
GABILEY.NET