Daawo :-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Madarasad Loogu Magac Daray Sheekh Cumer Warfaa

Gabiley(GNN)Cusub Oo Loogu Magacdaray Sheekh Cumer Warfaa Oo Ahaa Sheekhii Ugu horeeyay Ee Magaalada Gabiley Ka Dhisay Gurigii Ugu Horeeyay Isla Markaana Wuxu Sheekh Cumer  Warfaa Magalada Gabiley Ka Jaanqaaday Barashada Quraanka Iyo In Bulshada  La Baro Axaadiista  Iyo Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka,Dhismahan Dabaqan Ayaa  Waxa Hindisay ahaa Alle Hawnaxariiste Ismaaciil  Abdiraxmaan SHeekh Cumer Warfaa Oo Ahaa Wiilka Uu Awooga Uyahay Sheekh Cumer Warfaa Oo Madarasada Loogu  magic Daray,Waxana Hirgaliyay DHismaha Dabaqan Xaliimo Jaaamac Muuse Oo Ka Dhabeyneysa Balanqaadkii Uu Odaygeegu Ku Taami Jiray Ee Aan Qadarta Illaahay Usuurgalin

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Musheek Culimaawdiin Uqaal Saladiin Badhasaabka Gobolka Maayerka Mgaaalada Iskuduwaha Diinta Iyo Awqaafta Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Magaalada Gabiley  Ayaa Ka Soo Qeybgalay Muanasibada Lagu Daahfurayay Madarasadan Waqfiga Ah Ee Ubadka Lagu Barayo Quraanka Kariimka Ah Iyo Shareecada Islaamka,

Dhismaha Madarasadan Sheekh Cumer Warfaa Ayaa Noqonaysa  Mid Loo Dhisay Si Meeqaam Sare Ah Taasi Oo  Looga Fa,diaynayo Bulshada KU Dhaqan Magaalada Gabiley iyo Nawaaxigeeda,Dhamaan Bulshadii Ka Hadashay Ayaa Tilmaamay  Faa,iddoyinkan Markiskan Waxeyna  Uduceeyay In Illlaahay Janooyinkiisa Ku casuumo Marxuumkii Maskaxdiisa Ay Ka Soo Maaxatay Dhismaha Markiskan,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET