Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C.raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Maanta Shir uu ku Qabtay Xafiiskiisa Waxaa uu fariin u diray Shacabka Caasimada gaar ahaan waxaa uu ugu baaqay Dhamaan gaaadhadhka ka hawlgala magaalada hargeisa inay iska diwaangaliyaan, isagoo dhinaca kale Fariin u Diray Ganacsatada Magaalada hargeisa ee ku ganacsata wadooyinka suuqa.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.