Wajaale(GNN)Wafti Uu Hogaamiyo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ay Ka Mid Yihiin Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada,Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta,Talyaha Guud Ee Ciidanka Dabdamiska Somaliland,Maamulka Gobolka Iyo Ka Degmada Wajaale Ayaa Maanta Magaalada Wajaale Waxay Ka Dhigax Dhigeen,Dhismayaasha Shan Goobood Oo kale Ah Xarunta Maxkamada,Xarunta Xafiiska Xeer Ilaalinta,Xarunta Ciidanka Dabdamiska,Xarunta Sirdoonka Qaranka Iyo Waliba Dhismaha Xarunta Dawlada Hoose Ee Demada Wajaale Oo Qaab Casriya Loo Dhisayo.
Mashaariicdan Ayaa Laga Dhisayaa Dhul Dan Guud Ah Oo Ku Yaala Duleedka Wajaale. Dhaqaalaha Ku Baxaya Mashaariicdan Labo Ka Mida Waxa Maalgalinaysa Wasaarada Arimaha Gudaha. Xaga Sadexda Mashruuc Ee Kalena Ay Maalgalinayaan Laamaha Ay Khuseyso.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET