Salaadiin iyo Madax-dhaqameed Reer Somaliland Oo Taageero u Muujiyey Madaxweynaha Jsl, Fariin u Diray Muqdisho.

Hargeisa(GNN):-Xubno kamida madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta reer Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargeisa ayaa si waafiya ugu bogaadiyey Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland khudbadihii kala duwan ee uu ka jeediyey shirkii Waddahadalka Dalalka somaliland iyo somalia uga furmay dalka aynu dariska nahay ee djabouti.

Waxaana Madax-dhaqameedkani ku amaaneen sida uu madaxweyne biixi iyo waftigiisu ay usoo bandhigeen qadiyada shacabka somaliland ee ay matelaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.