Siyaasiyiin iyo Odayaal Kasoo jeeda Beesha Ciise Oo Raaligalin Ka Siiyey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada jsl Hadalkii Wasiirka Gaashaandhiga.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ayaa maalintii shalay shir jaraaid u ku qabtay magaalada hargeisa waxaa uu dhaliilo ugu jeediyey gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada jamhuuriyada somaliland dhawaan loo doortay C,risaaq Khaliif axmed, waxaana odayaasha iyo siyaasiyiin kasoo jeeda beesha ciise ay si adag uga jawaabeen hadalkaa wasiirka.