Hargeisa(GNN):-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar oo kamida siyaasiyiinta ku abtirsada xisbul xaakimka kulmiye ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada hargeisa kagaga hadlay arrimo muhiima.
ugu horeyn siyaasi Axmed Talyaani ayaa waxaa uu ka hadlay falkii shalay lagu dhaawacay Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamida golaha wakiilada somaliland, sidoo kale Axmed Muxumed cumar ayaa dhaliilo kala duwan u jeediyey shirgudoonka iyo xildhibaanada golaha wakiilada kuwaas oo uu ku sheegay in aaney fahan badan ka haysan shaqadii ay bulshada somaliland usoo dooratay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Siyaasi Axmed Talyaani.