Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamida Sharciyaqaanada golaha wakiilada somaliland ayaa talooyin muhiima u jeediyey bulshada qaybeheeda kala duwan waxaanu talo dhaxal gal ah u jeediyey Madaxda qaranka somaliland.
Waxaanu Xildhibaan Axmed Nuur guruuje ku dheeraaday xaaladaha nololeed iyo wacyiga ay bulshada somaliland wakhtigan la dariska yihiin isagoo ku dheeraaday sixir bararka iyo maciishada oo shacabka lagu qaaliyeeyay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Xildhibaanka.