Hargeysa (GNN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay weerar khasaare nafeed sababay oo malleeshiyaad ka amar-qaata Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland ku soo qaadeen deegaamo ka tirsan Gobolka Sool.
Sidoo kale, Madaxweynaha Somaliland waxa uu ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka dhex-qarxay raysal-wasaaraha iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo cirka isku shareeray, waxaanu sababaha khilaafka ku eedeeyey Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
Hadalka madaxweynaha kaga bogo Muuqaalka Hoose