Maxay Iska Shabahaan Madaxweyne Biixi Iyo Ismail Omar Geele?
1.Waa isku cimri 74 years
2.Waa isku Mihnad ( Askarnimo)
3.waa isku Jinziyad(hal passport)
4. Boobka doorashoyinka iyo tirtirida nidamka asxaabta ku dhisan.
5. Cabudhinta Saxaafada
6. Cabudhinta xoriyatul qawlka
7. Kaligii talisnimo…..
8. Hantida…waxay ku jiraan 10 qof ee ugu hantida badan dalalka ay xukumaan
9. Eexaysiga mansabyada qaranka: 5 mansab ee ugu mudan xukuumada Biixi waa Beesha dhexe …sido kale maamulka Geelana waa CIISE
10…Dhaqaale xumo ay ka Siman yihiin labada bulsho ee Sland iyo Djibouti
LA SOCO QODOBO KALE OO IDINKA QARSOONAA!!!
Qalinkii Aqoonyahan Cabdirasaaq Askar.