Taageerayaal uu Hogaaminayo Gudoomiyihii Degmada Ibraahim Koodbuur ee Xisbiga Waddani Oo Si Rasmiya Ugu Biiray Xisbul Xaakimka Kulmiye.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiye Abdifatah Cali Cabdilaahi oo Kamid ahaa shaqsiyaadka ugu firfircoonaa xisbiga waddani ahaana mishiinkii isku hayey taageeyashaa Xisbiga waddani ee degmada ibraahim koodbuur islamarkaana kamid aqoonyahanka caasimada hargeisa ayaa dhawaan iska casilay xilkii uu ka hayey xisbiga wadddabi kaas oo uu sababaha uu ugu qanci waayey oo bulshada la wadaagay, gudoomiye Cabdifataax iyo Taageerayaal badan oo kamid ahaa dadkii ugu firfircoonaa xisbiga waddani degmada koodbuur caasimada hargeisa ayaa si rasmiya ugu biiraya xisbiga Kulmiye.

 

.