Muqdisho(GNN):-Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaarii Gudoomiyihii hore ee
Baarlamaanka Waqtigiisa dhamaaday oo maanta Warbaahinta kula hadlay Muqdisho waxaa uu shaaciyay in uu yahay Musharax u taagan xilka Gudoomiyaha Baralamaanka Soomaaliya.
Prof Jawaari ayaa sheegay in laga codsaday in uu isku soo sharaxo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya uuna aqbalay codsiga loo soo jeediyay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan