Hargeisa(GNN):-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa.
Kumanaan dadweynaha ah ayaa Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi kagaga hortagay barriga Magaalada Haleeya halkaasi oo ay Guddoomiyuhu kala hadlay kumanaan dadweynaha ah.