Waxa Xafiiska Wararka ee Gabiley.net soo gaadhay Warsaxafaadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee UK Mudane Maxamed Cali Maxamuud oo nuxurkiisu yahay magacaabid xil, warsaxaafadeedkaas oo dhamays tirana wuxuu u qornaa sidan.
Halkan hoose ka eeg warsaxaafadeedkii oo dhammaystiran