Ardeyda wax ka barata Dugsiga Sare Ee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, ayaa fariin u diray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Siilaanyo, waxaaney ka codsadeen inuu ka caawiyo dhanka gaadiidka iskuulka, madaama oo uu iskuulku ka durugsan-yahay magaalada Hargeysa oo ma saafo loo socanayo.