Ciidamada Booliska gaar ahaana dambi baadhista ayaa gacanta ku dhigay nin dhalasho ahaan aksoo jeeda wadanka Shiinaha oo mudooyinkii u danbeeyeyba magaalada Hargeysa ku dhex sugnaa.
Ninkan oo daganaa hudheel ku yaala badhtamaha magaalada Hargeysa ayaa waxa qabtay sida la sheegay shaqaalihii hudheelka ka shaqaynayay,kuwaas oo Booliiska ku wargaliyey mashruuca uu ninkani waday oo ahayd in uu lacagtaas Daabaco si uu dadka ugu dhaco.