Dag Dag:- Hal Askari Ayaa Dhintay Mid Kale Waa Dhaawac Ka Dib Markii Deegaanka Madheera Ee Gobolka Saaxil…

Berbera(GNN):-Hal Askari Ayaa Dhintay Midkalena Waa Dhaawac Ka Dib Markii Ay Saaka Is-Jiidheen Gaadhi Booyad Ah Iyo Mid Kuwa Qaadka Qaada Ah.

Labadan Gaadhi Ayaa Aan Wali Aanay Shaacin Ciidanka Nabadgalyadda Waddooyinku Midka Xaladka Leh,

Waxaana Dhimashadda Iyo Dhaawaca Dadkan La Keenay Cisbitaalka Magaaladda Hargaysa.

Ma Aha Markii Ugu Horaysay Ee Shilal Noocan Oo Kale Ahi Ka Dhacan Deegaanka Madheera Ee Gobolka Saaxil.