Deg Deg:- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaadey Xoghayaha Dawlada Hoose Mid Cusubna Magacaabey .

Hargeisa(GNN):-Deg Deg:- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Xilkii Ka Qaadey Xoghayaha Dawlada Hoose Mid Cusubna Magacaabey .

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa
waxaa uu xilkii ka qaadey xoghayihii fulinta ee dawlada Hoose ee golaha deeganka magaalada Baligubadle

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu magacaabey xoghayha fulinta ee gobalka Haw doo uu u magacaabey in uu noqdo muddane Maxamed Faarax Sugaal

Halkan Ka Akhriso Warqada Magacaabista

tmp_24799-18301749_440969846249695_1910252855813271230_n500119018