Deg Deg Daawo Qaar Ka Mida Bulshada Magaalada Gabiley Oo M/Wayne Muuse Biixi Ugu Baaqey In Uu Sharcigu Sareeyo Oo Dadka Iyo Dalkaba Sharciga Lagu Dhaqo

Gabiley(GNN)Qaar Ka Mida Bulshada Magaalada  Gabiley Ayaa Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ugu Baaqay In Sharciyada Dalku Sareyso Oo La Mariyo Cidkasta Oo Ku Kacda Falal Lidig Ku Ah Qaranimada Iyo  Dastuurka Somaliland Sido Kalena Waxey  Sheegeen In Aanu  Dalku  Ubaahnayn Xiisad Iyo Xaalad Abuur Laga Abuuro  Gobolada Awdal Iyo Gabiley, Oo Gacan Bira Lagu Qabto Shakhsiyaadka Kicinaya Bulshada Waxeyna Yidhaahdeen,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://www.youtube.com/watch?v=juF7UK9_DSE&t=9s

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE