Daawo Gabadh Qurba Jooga Oo Isbitaalada Gobolka Gabiley Ka Fulisay Adeegyo Hormarineed Oo Xaga Caafiamadka Ah

Gabiley(GNN)Ayaan  Habane Waa Muwaadinad Somaliland Udhalatay  Kana Soo Jeeda Gobolka Gabiley Waxey Ka Wadaa Gobolka Nidaam Dhiirigalinaya Kobcinta Adeegyada Bulshada Sida Hagaajinta Bilicda Caafimaadka Iyo Waliba In Kor Loo Qaado Tacliinta Iyo Aqoonta,Ayaan Habane Waxey Takhasusu Uleedahay Hanaanka  Caafimaadka Waxeyna Si Mutatacwanima  Adeegyo Uga Fulisey Isbitaalada Wajaale Arabsiyo Kalabydh Gabiley Iy Waliba Xanaanooyinka Si Kor Loogu Qaado Adeega Caafiamadka,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Ayaan Habane Waxey Maanta Si Tabarucaada Ay Hawlgal Lagu Sifaynayo Geedka Garanwaaga Iyo Qucundhada Ka Saemysay Isbitaalka Tbda Ama Qaaxada Si Bilicda Isbitaalka Loo Soo Saaro  Waxana Hawlgalkan Gacanka Siiyay Dawlada Hosoe Ee Degmada Gabiley Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Waana Arin Ay Mahadiyeen Dhakhaatiirta Ka Hawlgasha Isbitalka Tbda Ee  Waxaa Ugu Horeyn Umahadceliyay Ayaan Habane Maayerka Maggaaladda Gabiley Maxamed AMiin umer Cabdi Isago Ku Tilmaamay Geesiyad Dadkeda Soo Xasuusatay Wuxuna Sido kale Qurba Joogta Ugu Baaqey In Ay Ku Daydaan Oo Ay Mashaariic Gobolka Keenaan,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEYNEWSNETWORK(GNN)

GABILEY OFFICE