Daawo :- Wareysi Kulul Oo Idaacada VOA Ka Qaadey Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Faratoon

USA (GNN):- Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Maraykanka ayaa VOA uga warramay ujeedada safarkooda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/rV7I2XNy2mc

GABILEY.NET