Deg Deg :- Somaliland Oo Dalka Ka Saaraysa Dhakhaatiir Ajaanib Ah Tirada Dhakhaatiirta+Muuqaal

Dhammaan Dhakhaatiirta Ajaanibta Ah Waa Laga Saarayaa Dalka Waxana La Hubinayaa Shahaadooyinkooda Intaanay Dalka Soo Gelin Wixii Raba Inay Dalka Ku Soo Laabtaan.

‘113 Dhakhtar Oo Sharcigu Ka Dhacay Ayaa Dalka Jooga Maanta Waana La Saarayaa’

Axmed Xaashi Oday Gudoomiyaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan