Shirkada Dahabshiil Group Oo Maanta Ku Wareejiyey Gudida Loo Xilsaaray Dhibaatada Qardho Lacag Dhan “50,000” oo Dollar.

Qardho(GNN):-Shirkada Dahabshiil Group Oo Door laxaad leh ka qaadatada taakulada iyo garabsiinta bulshada tabaalaysan ee ay lasoo darsaan duruufaha adagi ayaa maanta waxaa ay si rasmiya ugu wareejisay gudida loo xil saaray dadkii ay waxyeelada gaadhsiiyeen daadadku ee magaalada Qardho, lacag dhan konton kun oo dollar (50,000) taas oo ay ugu talo galeen inay kagaga qayb qaataan samato bixinta dadkaa masiibadu ku dhacday.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.