DAAWO Magaalada Hargeysa Oo Si Balaadhan Looga Xusey Maalinta Dhalashada Nabiga (SCW).

Waxa Maalinta Guud ahaan Caalamka Islaamka laga xusayaa Dhalashada Nebigeenna Muxamed (CSW) oo ku beegan 12-ka bisha Rabiicul-awal 1438 hijriga, oo Waafaqsan 11-ka bisha 12-aad ee Sannadka 2016-ka.

Somalilandtoday/Hargeysa/